Noo sheeg waxa aad doonaysid ama muhiimka kuu ah guriga ama hantida aad rabtid kadibna shaqaalahayaga ayaa kula soo xidhiidhi oo kuu soo sheegaya macluumaadka dheeraadka ah kuuna qabanaya balan. Lakin xasuuso inaad daawadid fidhiyowgan.